Barayaasha Deegaanka Dhoobley oo shegay in soo laba kaclaynta Covid-19 uu sameyn Dhaqaale ku yeeshay.

0
194

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Barayaasha Deegaanka Dhoobley ayaa sheegay in soo laba kaclaynta Covid-19 u sameyn Dhaqaale ku yeeshay maadaama inta badan dhaqaalahoodu ku tiirsanaa Kharashaadka Ardayda laga qaado.

Xamdi Sugow Lamaane. ayaa warbixintan ku eegeysa