Barakayaassha Dhuusamareeb oo codsaday in xirfado loo abuuro.

0
156

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka mid ah haweenka barakacayaasha ah ee ku nool kaamka Arlaadi kuna yaal magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa codsaday in laga caawiyo fursado ay ku bartaan xirfadaha gacanta ee ay u baahanyihiin.
Wxaa ay sheegeen in aysan helin fursadaha waxbarshado ee ka jira deeganaada ayna u baahanyihin in laga caawiyo.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya