WARARKA Barakacyaasha Kaamka Danwadaag oo codsaday in fursado shaqo loo abuuro. By admin - November 18, 2022 0 182 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamida barakacayaasha ku nool kaamka danwadag ee degmada dhoobley ayaa codsaday in loo sameeyo shaqo abuur ay kala soo baxaan waxay ku noolaan lahaayeen Maxamed Cali Samow https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2022/11/warka-samow-barakacayaasha-kaamka-danwadaag-oo-codsaday-fursado-shaqo.mp3