Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada Soomaaliyeed ayaa u badan bulsho xolo dhaqato Beeraley kuwaasi sanadihii u danbeeyay saameyno kala duwan kala kulmayay Abaaraha soo noqnoqday qaar badan oo kamid xolo dhaqato Beraleyda Dalkeena ayaa barkac ku noqday Magaaloyinka Dalka Dhoobley ayaa kamid ah Magaaloyinka ay soo gaadheen Barkacyaashaasi.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya