Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barakacyaasha Dagan Kaam Nasiib 2 ee Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa xiligan wajahaya xaalado Dhanka nolosha ah sida uu Sheegay Guddoomiyaha Kaamkaasi oo Wareysi siiyay Idaacadda Sanguuni.
Guddoomiyaha ayaa xusay in Baahiyaha ugu daran ee xiligan heysta Barakacyaasha ay yihiin Hooy la’aan iyo Raashin La’aan waxaana uu ugu baaqay Hay’adaha Samafalka iyo cid kaste oo Caawin karta Dadkaasi in gar gaar la soo gaadhsiiyo.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya