Barakacyaal ku nool Dhoobley oo codsaday in la Caawiyo.

0
256

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Kaam daahirow waa mid kamid ah Kaamamka ku yaalo Magaalada Dhoobley waxa ayna dadka ku nool kaamkan ay sheegeen ineysan helin wax gar gaar bini’aadanimo ah.

kaamkan ayaa waxaa ku nool dad kasoo barakacay meela kamid ah dalka gudahiisa iyo qaar kasoo laabtay xeryahay qaxootiga dalka kenya.

Dadkan barakacayaasha ah ee ku nool kaamkan ayaa waxa ay ka cabanayaa baahiyaha as-asiga u ah nolosha sida Raashinka Qutul Daruuriga, Caafimaadka,Waxbarashada Hooyga oo udub dhaxaad u ah noloshada Aadamaha.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya