Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Barakacyaal dhawaan soo garay Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in ay heysato xaalad Bini’adanimo, iyago Maamulka Deegaanka iyo Haa’yadaha Samafalka ka codsay in lala soo gaaro Gar-gaar.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan inoga diyaariyay