WARARKA Barakacayasha ku nool kaam Mowliid laqaay ee Degmada Dhoobley oo ay soo wajahday Xaalad Caafimaad darro. By admin - December 3, 2022 0 168 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Barakacayasha ku nool kaam Mowliid laqaay ee Magaalada Dhoobley ayaa sheegey in ay soo wajahday Xaalad Caafimaad darro. Khadar Axmed Salan https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2022/12/warka-khadar-baracayaasha-kaamka-mawliid-laqay-oo-kacabana-xaalad-caafimaad-daro.mp3