Barakacayasha degan kaamka webi shabeelle ee Baladweyne oo codsaday in lala soo gaaro gurmad kala duwan.

0
235

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysaskan oo ku nool kaamanka webi shabeelle ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa xiligan heysata durufo kala duwan oo ay ka mid tahay hoy la’aan, caafimaad darro iyo raashin yari, waxana dadkan ay ku dhax nool yihiin guryo ka sameysan kartoono iyo baco aan cilin Karin dhibicda roobka.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa