Barakacayasha degan Kaamamka Baladweyne oo wajahaya xaalad caafimaad daro.

0
34

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysaskaan oo u badan Haween iyo Caruur islamarkaana ku nool Kaamka Dabadeey ee ku yaalo Xaafada Howl wadaag laanta Bacaadaha ayaa xilligaan wajahaya Baahiyo dhanka Adeegyada caafimaadka.

Kaamkaan ayaa ku yaalo cirifka koonfureed ee Xaafada Howl wadaag kaasi oo aan lahayn adeeg caafimaad sida MCH kaasi oo bar bilow wanaagsan u noqon lahaa adeegyada caafimaadka ee ay u baahan yihiin Qoysaskaan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa