Barakacayasha Baladweyne oo codsaday in loo dhiso xarumo waxbarashada oo ay wax ku bartaan caruurtooda.

0
144

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Duruufo dhanka waxbarshada ah ayaa ka jirta kaamka doon-gaduud oo ku yaala xaafada kooshin ee magaalada Baladweyne halkaasoo ay ku nool yihiin caruur yar yar oo qoysaskooda aysan heli Karin qarashka waxbarashada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya