Barakacayaasha mid kamid ah xaafadaha Kismaayo oo helay adeeg Caafimaad oo bilaash ah

0
356
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Xaafadda New Kismaayo oo ka mid ah xaafadaha Magaalada ayaa waxaa degan dadkii ka soo laabtay xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya iyo kuwo gudaha dalka ku barakacay.
Xaafadda ayaa waxaa ku yaallo hal Isbitaal oo ay dadka xaafadda ka helaan adeeg caafimaad oo lacag la,aan ah, Isbitaalka ayaa ka kooban dhowr qaybood oo lagu qaabilo dadka xarunta soo booqda, sida qaybta dhalmada iyo hooyada uurka leh ,inta badan xiliyada kulaylka waxaa jira cudurro dillaaca oo uu shuban biyoodku ka mid yahay.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.