WARARKA Barakacayaasha kunool Kaamamka Kismaayo oo codsaday in lagu caawiyo bacaha roobka. By admin - April 15, 2025 0 43 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Roobka guga oo ka curtay Deegaanada Jubbaland gaar ahaan Magaalada Kismaayo ayaa saameyn ku yeeshay qaar kamid ah Barakacayaasha kunool Kaamamka ku yaala magaaladaasi. Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2025/04/warka-samow-saameynta-roobka-barakacayaasha-kismayo.mp3