Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kaamamka Barakacayaasha ee ku yaala Magaalada Kismaayo ayaa dadka ku nool Waxay Xiligaan ay wajahayaan Xaalado Bani’aadanimo ee ay Saameyn Ku yeelatey ayaga iyo Caruurtooda,Bisha Barakeysan ee Ramadaankana ay ka dhimantahay Maaalmo Kooban.
Baahiyaha uga Badan ee ay qaban dadkan ayaa waxey ku tilmaameen Biyo yari Raashin La’aan Musqul Xumo Xaruumo Caafimaad iyo Goobo Waxbarasho oo ay Carurtooda Geeyaan aysan heysan.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa