Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka ku nool xeryaha barakacayaasha ah ee Degmada Dhoobley ayaa xiligan wajahaya duruufo adag iyadoo lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.
Qoysaskan ayaa inta badan waxaa haysta hooy la’aan caafimaad daro iyo raashin la’aan
Qaar kamid ah barakacaaysha kujira kaamaamka kuyaala Degmada Dhoobleey ayaa codsaday in gurmad la soo gaarsiiyo.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya