Barakacayaasha ku nool kaamamka Degmada Dhoobley oo kawarbixiyay xaaladooda nololeed.

0
75

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa waxa ay kamid tahay Degmooyinka jubbaland ee ay ku nool yihiin Barakacayaasha ugu badan ee ka soo barakacay Deegaanada Jubada Dhexe, Baay iyo kuwa dib uga soo laabtay xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee Dalka Kenya.

Dadkaan Barakacayaasha ayaa wajahayaa maraxalado kala duwan oo dhanka nolosha ah.

Qaar kamid ah Dadka Barakacayaasha ah ee ku nool kamamka Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay xaaladaha noololeed ee ay ku sugan yihiin.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan inooga diyaariyay