Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka Barakacayaasha ee ku nool kaamka Hodan 1 ee Magaalada Dhoobley ayaa waxaa xiligan haysta daruufo kala duwan oo ay ugu horeyso hoy la’aan Dadkan barakacayasha ayaa dagan guryo ka sameesan baco kuwaasi aan celin karin dhibicda Roobka, qabowga xilliga Habeenka iyo kuleylka maalintii waxyana Maamulka Degamada iyo Hay’addaha Samafalka ka codsaday in guryo loo dhiso.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya