Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah dadka barakacayaasha ee ku nool kaamka daahirow ee magaalada dhoobley ayaa sheegay inay wajahayaan duruufo adag islamarkana ka codsaday maamulka Deegaanka iyo hay,adaha samafalka in wax laga qabto baahiyaha ka jira kaamkaasi.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya