Barakacayaasha ku nool Garowe oo deeq raashiin ah loo qeybiyay.

0
48

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo Maalmo Kooban inaga Xigaan bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa Hey’dda Amoud Foundation Maanta Deeq Raashina oo gaadhaysa 800 Qoys gaadhsiisay Dadka Danyarta ee kunool Kaamamka Barakacayaasha ee Degmada Garowe Xilli ay baahiwayn uqabeen.

Cabdiqani Maxamed Axmed oo kamid ah mas’uuliyiinta Hey’adda Amoud Foundation iyo qaar kamid ah mas’uuliyiintii ka socday Dowlada Hoose ee Degmada garowe ayaa sharraxaad kabixiyay deeqda rashiinka ah iyo dadka ugu talo galeen.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya