Barakacayaasha ku nool Dhuusamareeb oo sheegay in xanuuno maqaarka kudhaca ay kajiraan xeryaha ay kunoolyihiin.

0
135

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-xili ay Mudooyinkii danbe ay abaaro baahsan ay ka jirtay Soomaaliya taasi oo dhibaatooyin kala duwan ku heysay bulshada Soomaaliyeed kana mid tahay Caafimaadka oo bulsho badan oo Soomaaliyeed dhibaato badan ka soo gaartay ayaa qaar kamid ah dadka Barakacayaasha ku nool Magaalada Dhuusamareeb waxaa soo food saartay xaalado caafimaad daro gaar ahaan xanuunada ku dhaca maqaarka.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya