Barakacayaasha ku nool Dhoobley oo gargaar dalbaday.

0
102

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xilli lagu gudo jiro bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa waxaa jira dad danyar ah oo ku nool kamamka Degmada Dhoobley kuwaasi oo wajahaya xaalado adag oo ay kamid tahay cuno la,aan.

Qaar kamid ah dadkan barakacayaasha ayaa kawarbixiyay xaaladaha adag ee ay xilligan wajahayaan iyagoo codsaday in caawimaad loo sameeyo.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya