Barakacayaasha ku nool Degmada Guriceel oo codsaday in loo dhiso iskuul ay wax ku bartaan ubadkooda

0
188

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Caruur ka soo jeeda qoysas danyar ah oo barakac ku ah duleedka degmada guriceel ee gobolka galgaduud ayaan heysan xaruun iskuul oo ay wax ku bartaan balse taas kama eysan reebin waalidiinta iyo dhalinyaro caawisay in loo dhigo duruusta waxbarashada.

Hadaba Waalidiinta Caruurta Barakacayaasha ah ee ku nool duleedka Degmada Guriceel ayaa codsaday in loo dhiso iskuul ay wax ku bartaan ubadkooda.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya