Barakacayaasha ku nool Degmada Dhoobley oo codsaday in gargaar lala soo gaaro.

0
86

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kamam badan oo ay dad barakacayaal ah ku noolyihiin ayaa ku yaala Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose, dadkan barakacayasha ayaan inta badan haysan waxyaabaha asaasiga u ah nolosha oo ay ugu horeyso caafimaadka.

Qaar kamid ah dadkaasi barakacayasha ay ee ku nool kamamka Magaalada Dhoobley oo aan wareysi la yeelanay ayaa kawarbixiyay noloshooda iyo xaaladaha caafimaad daro ee haysta.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah faahinaya