Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankaan Loo qabtey qaar kamid ah Barakacayaasha ku dhaqan Magaalada Boorama ayaa waxaa lagaga wacyigelinayaa dhibaatada Cudurka HIV AIDS-ka iyo sidii ay uga hortagi lahaayeen,maadama uu Cudurka uu yahay mid Dilaa ah.
Isku duwaha Qaxootiga iyo Barakacayaasha Gobolka Awdal Mustafa Aamiin ayaa ka hadlay sida ay muhiim u tahay in Bulshada aan ogeyn halista AIDS-ka laga wacyigeliyo.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya