Barakacayaasha Ku nool Baydhabo oo Dalbadey Adeeg Caafimaad iyo Biyo Nadiif ah.

0
48

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Duleedka Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ku yaala kaamam fara badan oo ay ku nool yihiin kumanaan qoys oo ku kala sugan daruufo kala duwan iyagoo qaar kood ay yihiin wayeeelo iyo kuwa aan haysan garab ay ku tiirsadaan.

Kaamka meedow ee duleedka Magaalada Baydhabo ayaa dadka ku nool waxey u badan yihiin Haween iyo Caruur waxaana ay shegeen in koomkoodi ay ka jirto baahiyo kala duwan sida cunada ,caafimaadka, waxbarshada, Musqulaha iyo kuwo kale ayidoo lagu guda jira waqti robaadka deyrta.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa