Barakacayaasha Kaamka Wariiri ee magaalada beydhabo oo codsaday in loo dhiso xaruun caafimaad.

0
129

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kaamka Wariiri Oo ka mid ah kaamamka ku yaala magaalada Baydhabo waxaa hoy u ah oo ku nool Qoysas naafo ah, Waayeelo aan u adkeysan karin gaajada iyo Carruur oo Cafimaad la’aan ku ah kaamkaasi waxaayna waaladiinta caruurtaasi ay yihiin kuwa la daalaadhacaya nolol maalmeedka qoyska.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa