Barakacayaasha kaamka arlaadi ee Magaalada Dhuusamareeb oo ka waramay xaaladaha nololeed ee ka jira kaamka.

0
114

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Abaarta ka jirta Soomaaliya ayaa sababtay dhibaato Bini’aadanimo taasi oo keentay barakaca qoysas badan kuwaasi oo xeryo ka sameystay Magaalooyinka ay miciin bideen Magaalada Dhuusamareeb ayaa kamid ah meelaha lagu qaabilay dibu dajinta loogu sameeyay dadka Barakacyaasha ah.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa