Barakacayaasha Kaamka Alla Aamin Ee Duleedka Baydhabo Oo ka Cabanaya Biyo Yari.

0
173

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barakacayaasha Ku jira Kaamka Alla Aamin ee duleedka Magaalada Baydhabo Oo ah kuwa Baahiyaha gaarka qaba ayaa waxa ay sheegayaan in dhibaato dhanka Nolosha ah ay wajahayaan oo ay ugu horeyso Biyo yaraanta taasi oo saameysey Noloshooda.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa ka warramaya