Barakacayaasha Kaamamka Muqdisho oo codsaday in La Caawiyo.

0
19

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee ku nool kaamamka ku yaala Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa xiligaan Wajahaya xaalado nolala xuma ah ayigoona aan haysan waxyaabaha noolasha aas aaska u ah sida biyaha, cunada iyo hoy ay uga gambadan dhaxanta iyo dhibicda roobka maadama uu bilow yaha xili roobaadka.

Dadkaan danyarta ah ayaa isuga jira kuwa ka soo barakacey degmooyinka qaar ee gobolada dalka ee ay ka jiraan is qaqabsi qabiil iyo kuwa beeraley ah oo beerahoodi ay u waayeen waxyaabhii ay ku tacaban jireen ayigoona noolal ka doontey Gobolka Banaadir.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya