Barakacayaasha kaam Hodan Degmada Dhoobley oo codsaday xaruumo waxbarasho.

0
36

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Duurafaha nolo-loodeed ee ku gadaaman qaar badan oo kamid ah qoysaska Soomaaliyeed ayaa sabab u noqotay in aysan caruurtoodu ayna waxba baranin gaar ahaan caruurta ku nool kaamamka Barkacyaasha.

Barkacyaasha ku nool kaam Hodan ee Degmada Dhoobley ayaa sheegay in aysan heysan gooba ay wax ku bartaan caruurtooda waxyna codsadeen in loo hirgaliyo goobo waxbarasho.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegeya