Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul Insaanka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo tababar uga qabatey dadka ka soo laabtey Xeriyaha qoxootiga dhadhaab iyo dadka Barakacayaasha ah ee ku nool Magaalada kismaayo iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya