Barakacayaasha Dhoobley oo codsaday in lacaawiyo.

0
74

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barakacayaasha ku nool Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa mudooyinkii danbe wajahayay marxalada kala duwan oo ka dhalatay roobabkii deyrta ee watay daadadka ilnino

Degmada Dhoobley ayaa waxay kamid tahay Degmooyinka Jubbaland kuwooda marti galiyay barakacayaasha ugu badan kuwaasi oo degaanadooda ugu soo barakacay siyaaba kala duwan.

Dadka barakacayaasha ee ku nool kaamamka kala duwan ee Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay xaaladaha guud ee kamamka ay ku noolyihiin iyo in ay helaan wax gargaar bini’aadanimo ah Waxayna codsiyo kala duwan u jeediyeen hay’addaha ka howlgala Degmada Dhoobley iyo guud ahaan Maamulka Jubbaland.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya