Barakacayaasha Dhoobley oo codsaday in ay helaan adeeg caafimaad oo deg deg ah.

0
152

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka Barakacayaasha ah ee ku nool Kaamamka ku yaala Magaalada Dhoobley ayaa xiligan wajahaya xaalado kala duwan oo dhanka nolosha ah.

Qaar kamid dadka barakacayaasha ah ee ku nool kamamka degmada dhoobley oo kawarbixiyay xaaladooda caafimaad ayaa codsaday inay helaan adeeg caafimaad oo deg deg ah.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya