Barakacayaasha Degmada Dhoobley oo dib u dajin Loo Sameynayo.

0
178

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa dhul loogu tala galay inay dagaan dadka dib ugu soo laabanaya dalka waxa ay ku wareejiyeen Hay’adda Qoxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa