Barakacayaasha Deegaanka Luglow oo ka cabanaya baahiyo kala duwan.

0
156

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barakacayaasha ku nool Deegaanka Luglow ee duleedka Magaalada Kismaayo ayaa wajahaya xaalado adag oo dhanka nolasha ah, kuwaas oo aan haysan adeegyada aas aasiga ah sida biyaha, cunada iyo caafimaadka.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya