Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kadib burburkii dowladii dhexe ee Soomaaliya dad badan waxay noqdeen qaxooti dalka gudahiisa iyo dibadiisa ku barakacay kuwaas oo nolol adag ku nool, dadka ku nool xaafada danwadag ee degmad dhoobley waxay u baahan yihiin in ay helaan waxyaabo badan oo nolosha aasaasi u ah.
Xaafada danwadag oo ay ku nool yihiin dad danyar ah ayaa wax ay sheegen in u culeys ka haysto dhanka biyaha islamarkaama biyaha ay kaso dhansadan tubooyinka ku yaala xaafadaha taas oo aan xaqabtiri karin baahida ay qabaan helidda nadiif ah, Bulshada halkaasi ku nool ayaa codsaday in loo badiyo goobaha biyaha ka helaan madama ay bulshada xaafada danwadag yihiin dada dan yar ah.
Qaar kamid ah barakacyaasha ku nool xaafada danwadag oo radiyaha sanguuni la hadley ayaa kawarbixiyey caqabadaha ka heesto dhanka biyaha.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa