Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Barakacayaasha ku nool Xaafada Danwadaag ee Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa bilaabay kor u qaadista nadaafadda xaafadasi si looga hortago cudurka Covid-19.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya