Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barakacyaasha Danwadaag ee ee magaalada Dhoobley ayaa Maamulka iyo Haa’yadaha Samafalka ka codsaday in lagu Caawiyo Shandarowooyin ay kaneecada ka xidhaan maadaamo xili Roobaad lagu jiro.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya