Barakacayaasha Danwadaag ee Degaanka Dhoobley oo ka cabanayo Daawo la’aan

0
233

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Dadka barakacayaasha ah ee ku nool kaamka danwadaag ee magaalada Dhoobley ayaa waxa ay ka cabanayaan xaalado nolol xumo, iyagoo codsaday in la caawiyo.

Qoysaskan barakacayaasha ah ayaa waxaa ay ka cabanayaan xaalado nolol xumo oo la soo darsay, kuwaasi oo ay kamid tahay daawo la’aan kajirta xarumaha caafimaad ee ku yaala kaamkaasi

Maxamed Cali Samow ayaa warbixintan inooga diyaariyay.