Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Saraakiisha Hay’adaha Amniga KGs iyo Maamulka Degmada Baydhabo ayaa waxay kulan la qaateen Guddoomiyaasha Kaamamka Xaafada Wadajir iyagoo kala hadlaayey wada shaqeynta Amniga Xaafada iyo wax kasta dhibaata ku ah Nabad geliyada wax loogu qaban lahaa sidoo kale waxaa lagala hadlay ka hortagista waxyaabaha Maanka dooriya.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya