Barakacayaasha Baydhabo oo Laga Wacyigeliyey ilaalinta Xuquuqda Carruurta.

0
52

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Haweenka Xuquuqal Insaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa waxay Wacyigelin Ku Saabsan Siyaasada Ilaalinta Carruurta u qabatey Qaar Kamid ah Qoysaska Kaamamka Ku Yaala Duleedka Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay.

Ujeedka laga leeyahay wacyigelintan ayaa ah in Waaladiinta ay Fahmaan Sidii ay u ilaalin Lahayeen Xaquuqda Carruurtooda ay Ku Dadalaan Dhisitaanka Mustaqabalkooda Maadama Koriimada Carruurta Laga Soo Mara Marxalado Kala Duwan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa