Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Midowga Ardeyda Machadka Al-Qamar Educational Academy ayaa isku Xilqaamey Barnaamij wacyigelin ah oo laga fulinaayo Kaamamka Magaalada Baydhabo kaas oo lagaga Wacyigelinayo ilaalinta Nadaafada Deegaanka iyo Carruurta si loogu hortago Cudurada ka dhasha Wasaqda.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya