Barakacayaasha Baydhabo Oo Laga Wacyigeliyay ka hortaga Tacadiyada ka dhanka ah Haweenka

0
176

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed iyo Ururka Amniga iyo nabadeynta Haweeenka oo Wasaaradda hoostaga ayaa Wacayi gelin ku saabsan ka hortaga iyo wax ka qabashada tacadiyada ka dhanka ah Haweenka xiliyada masiibooyinka dabiiciga ah Sida fatahaadu sameeyey qaar ka mid ah Kaamamka Ku yaala Duleedka Baydhabo.

Qaar kamid ah Ururka Amniga iyo nabadeynta Haweeenka Ee Wasaaradda hoostaga ayaa waxaa ay ka hadlayaan Wacyigelinta ay u sameeyeen Haweenka Barakacayaasha iyo Muhiimada ay lahayd in Haweenka la siiyo Wacyigelin Xiliyada dhacaya Masiibooyinka Dabiiciga ah.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawarameysa