Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka Barakacayaasha ah ee ku nool Kaamamka ku yaala Magaalada Baydhabo ayaa markoodi hore ay ahaayeen kuwa Beeralay ah balse dhibaaatooyin is biirsadey daraateed ay uga soo tageen deegaankooda hasa ahaatee weli waxay u muuqdaan kuwa diyaar u ah in ay ka faa’ideysan kara Fursadaha Wax soo saarka Beeraha
Boqolaal Qoysas danyar ah ee ku nol Xeryaha Barakacayaasha Magaalada Baydhabo ayaa ka faaideysanaya Maalgelin dhanka Beeraha ah oo loo sameeyey.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa