Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kaamka Balguri waxaa uu ka mid yahay kaamamka Barakac ee ku yaala xaafadda Horseed ee Magaalada Jowhar, Carruurta ku nool kaamkaas ayaa ah kuwa aan heysan gooba ay wax ku bartaan.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya