Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xilli ay fooda nagu soo heyso bisha barakeysan ee Ramadaan oo la filayo inay bilato horraanta todobaadka soo socda ayaa dadka barakacaaysha ee ku nool kaamka Alla Aamin waxa ay codsadeen in la caawiyo maadaama aysan awoodin wax ay ku afuraan.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa