Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barakacyaasha ku nool duleedka bari ee Magaalada Jowhar ayaa waxaa soo wajahay xaalado nolol xumo Baahiyha ugu daran qoysaskan ayaa waxaa kamid ah Hooy la’aan Raashin la’aan iyo caafimaad daro.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya