Barakacayaal ku nool Dhoobley oo wajahaya duruufo nololeed.

0
63

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kaam jiroole waxaa uu kamid yahay kaamamka ku yaala Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa ku nool in ka badan 500 qoys oo siyaaba kala duwan uga soo barakacay Deegaanadii ay hore u daganaayeen.

Qaar kamid ah dadka Barakacayaasha ah ee ku nool kaamka Jiroole ee Degmada Dhoobley ayaa codsaday in lala soo gaaro gargaar Bini’aadanimo.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan inooga diyaariyay