Barakacayaal ku nool Dhoobley oo codsaday in loo fidiyo gargaar banii’aadanimo.

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kaamka xagar oo kamid ah kaamamka ku yaala Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ka jira xaalado banii’aadanimo oo wax ka qabasho u baahan.

Qaar kamid ah dadka barakacayaasha ah ee ku nool kaamka xagar oo Radio Sanguuni la hadlay ayaa  kawarbixiyay xaaladaha banii’aadanimo ee ka jira kaamka iyagoona ka codsaday Maamulka iyo Hayadaha samafalka in loo fidiyo gargaar banii’aadanimo.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya