Barakacayaal ku nool Degmada Xudur oo dalbadey in dibu dajin loo sameeyo.

0
28

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysas Barakacayaal ah oo mudooyinkii u dambeeyey ku noolaa Degmada Xudur ayaa waxay haatan gaareen Degmada Ceelberde iyo Deegaanada kale ee hoostaga.

Qaar kamid ah Qoysaskan oo isugu jira Rag, Haween, Caruur iyo Dhalinyaro ayaa kawarbixiyay xaaladaha ku qasabtey in ay deegaanadooda ka soo Barakacaan iyagoo sheegey in ilaa iyo hada aysan helin gargaarkii ay u baahnaayeen.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan inooga diyaarisay